Gudoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir oo Kulan wada tashi ah La qaatay aqoonyahanno Soomaaliyeed
Kulanka Wadatashiga ah ee Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale uu la qaatay ...
Kulanka Wadatashiga ah ee Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale uu la qaatay ...
Barnaamijka kulanka todobaadka ee sida tooska ah uga baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ayaa maanta looga hadlay sida ...
Wasiirka Shaqada iyo Arrrimha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiweli Ibraahim Sheekh Muudeey oo howla shaqo ku jooga Dalka Indonesia isaga ...
Wasiirka Maamliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Aadan Fargeeti oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay miisaniyada 2016-ka ee shalay golaha ...
Munaasabad ballaaran oo lagu maamuusayay xuska maalinta xorriyadda dalka Turkiga oo ku asteysan 29-ka Octobar ayaa maanta lagu qabtay magaalada ...
Ra,isulwasaaraha India Narendra Modi,kulankaas oo xooga lagu saaray wada shaqeynta iyo soo nooleynta xiriirka ganacsi iyo kan waxbarshada ee taariikhiga ...
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ...
Dowlad goboleedka Galmudug oo ku baaqay in la joojiyo dagaal beeleed ka dhacay gobalka Galgaduud. Dowlad goboleedka Galmudug ayaa baaq ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho