Madaxweynaha oo ku booriyay Jaamacadaha Soomaaliya inay yeeshaan kulliyado lagu tababbaro macallimiinta “SAWIRRO”
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo magaalada Boosaaso kula hadley ardayda, macallimiinta iyo madaxda Jaamacadda Bariga Afrika ...
















