Shirka Madasha wadatashiga Qaranka oo ka furmaya Kismaayo
Magaalada Kismaayo, ee xarunta dowlad goboleedka Jubbaland ayaa lagu wadaa in uu ka furmao shirka madashada wadatashiga Qaran oo lagu ...
Magaalada Kismaayo, ee xarunta dowlad goboleedka Jubbaland ayaa lagu wadaa in uu ka furmao shirka madashada wadatashiga Qaran oo lagu ...
Maamulka gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa ka warbixiyay halka uu marayo diyaar garowga shirka maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha ...
Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Jeneraal Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa maanta ka dhoofay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ...
Guddiyada dastuurka madaxa banaan iyo kan baarlamaanka soomaaliya ayaa dib u eegis ku sameeyay 10 cutub oo ku jira dastuurka ...
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo u diray Ciidanka Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka oo u dabaaldegayaa ...
Madaxweynaha Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maalintii shalay ee Sabtida (09 Jan, 2016) saxiixay sharciga saxaafadda dalka ee ay ...
Muqdisho, 10 January 2016: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in dowladda Iiraan ay falal amniga ...
Muqdisho, 10 January 2016: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u direy qoyskii, eheladii, Baarlamanka Federaalka ...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa Xildhibaannada, ehelada iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed uga ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho