Madaxwaynaha Galmudug oo sheegay inay soo dhaweynayaan go’aanka shirkii Muqdisho “SAWIRRO”
Madaxwaynaha dawlad goboleedka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa sheegay in maamulkiisu ay taageersanyihin go’aanadii ka soo baxay shirka Madasha wadatashiga ...
















