Madaxweynaha: “Waa in xoogga la saaraa xoojinta Afka Soomaaliga, laguna faanaa hiddaha iyo dhaqanka qaniga ah ee aanu leenahay”+Sawirro
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in ummad kasta ay horumar dhan kasta ah ku gaari ...















