Madaxweyne Xasan Sheekh oo Warqadaha Aqoonsiga ka guddoomay Safiirka Cusub ee Shiinaha
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta ku qaabilay Madaxtooyada Qaranka, Danjiraha cusub ee Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha ...















