Shir ku saabsan wacyi gelinta bulshada oo ka furmay Muqdisho “SAWIRRO”
Kulan looga hadlayay sida lagu xoojin karo wacyi gelinta bulshada, isla markaana ay taabo gelineyso Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo Federaalka ...
Kulan looga hadlayay sida lagu xoojin karo wacyi gelinta bulshada, isla markaana ay taabo gelineyso Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo Federaalka ...
Wasaaradda Owqaafta iyo Arrimaha Diinta Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka digtay Xuska Munaasabadda Ciidda Kirismaska oo loo dabaaldago Bilowga Sanadwalba, ...
Munaasabad lagu soo dhaweynayay Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Hiiraan ayna ka qayb galeen Mas’uuliyiinta Maamulka Degmada ayaa lagu qabtay Magaalada ...
Munaasabaddaan oo ay soo qaban qaabiyeen Culimaa'udiinka Kunool Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud laguna xusayay Dhalashada Nabigeenna Muxamed Nabad galyo ...
Diinteenna Suubban ee Islaamku waa diin dhexdhexaadnimo, waxayna ka digtay waxa kasta oo macnahaas ka hor jeeda. Qur’aanka ayaa meelo ...
Kulankan ay isugu yimaadeen qaar ka mid ah saraakiisha ciidanka booliska ayaa ahaa mid mahadcelin ah oo loo jeedinayay qaar ...
Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka kalluumeesiga iyo kheyraadka badda ayaa goordhow gaaray magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe. Wafdiga Wasiirka ...
Maamulka Puntland ayaa ku dhawaaqay xilliga la furayo Garoonka diyaaradaha Magaalada Boosaaso oo hadda Dhismihiisu uu meel Gabagabo ah marayo. ...
Barnaamijka Falanqaynta Wararka ee kabaxa Radio Muqdisho ayaa saakay looga hadlay sida loo wajihi karo Dhismaha Maamulka Gobollada Hiiraan iyo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho