Madaxweynaha oo baarlamaanka ka codsaday in ay meelmariyaan Sharciga la dagaallanka Argagixisada
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ay muhiim u tahay meelmarinta Sharciga la Dagaallanka ...
















