Wasaaradda Beeraha oo Horumarinaysa Tayada Beeralayda dalka
Wasaaradda Beeraha Dowladda Soomaaliya ayaa wadda kor u qaadista Dalagyada kala duwan ee dalka ka soo Go’a. Agaasimaha Guud ee ...
Wasaaradda Beeraha Dowladda Soomaaliya ayaa wadda kor u qaadista Dalagyada kala duwan ee dalka ka soo Go’a. Agaasimaha Guud ee ...
Prof Cabdiwahaab Sheekh Cabdisamad oo ka faallooda Arrimaha Caalamka ayaa Radio Muqdisho, ugu warramay Waxyaabihii ugu waa weynaa ee Caalam ...
Guddoomiyaha Degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha Dhexe Axmed Xuseen Afrax oo la hadlay Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ...
Ciidammada qalabka sida ee Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Hiil-walaal ee Jabuuti ayaa howlgallo ay ka sameeyeen Deegaan hoostaga Degmada Buulaburde ...
Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta bahda warfaafinta Shir jaraa’id ugu qabtay Xafiiskiisa ayaa ka hadlay ...
War Saxaafadeed 30-12-2015 Dowladda Federalka ee Soomaaliya waxey heshiis la gashay shirkad sharci-yaqaan caalami ah in ay ka taakuleyso diyaarinta ...
Ururka Suxufiyiinta Qaranka ayaa sheegay in Hindise Sharciyeedka Saxaafadda uu wax badan ka badalidoono Wacyiga ay hadda ku Shaqeeyaan Saxaafadda ...
Ururka u dhaqdhaqaaqa difaaca Saxafiyiinta Caalamka ee CPJ ayaa soo saaray warbixin sanadeedkiisii, wuxuuna sheegay in sannadkan sii dhammaanaya ee ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho