Wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta shaaca ka qaadday in hoos loo dhigay qiimaha lagu goosto ruqasadaha ...
Maamul goboleedka Galmudug ayaa si buuxda ula wareegay gacan ku heynta degmada Cabuudwaaq ee gobolka Galgaduud, kaddib dagaal shalay iyo ...
Wasiirka wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska mudane Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” ayaa ku boorriyay dhinacyada ku dagaalamaya degmada Cabuudwaaq ee ...
Taliska Ciidanka Soomaaliyeed ayaa maanta lagu wareejiyay 56 gaadiid oo ay isticmaalaan ciidamada, kaasi oo ay ugu deeqday dowladda Jabaan.. ...
In ka badan 50 mudane oo ka tirsana xildhibaannadii dhawaan mowshinka ka keenay madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh ...
Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Mahad Cabdalla Cawad iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa si heer sare ...
Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyay miisaaniyadda dowladda ee sanadka 2015-ka, kaddib markii dib u eegis lagu sameeyay. Kulan ay mudanayaasha ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho