Marwo Caasho Geele Oo Xalay casho sharaf magaalada Gaalkacyo ugu sameysay Madaxweynaha Maamulka Puntland iyo Mas’uuliyiin Kale “Sawirro”
Xafladda cashada oo si habsami leh u qabsoontay ayaa waxaa sidoo kale lagu marti-qaaday Gudoomiyaha Baarlamaanka Dawlad goboleedka Soomaaliyeed ee ...
















