Wararka ka imaanaya dalka Burkina faso ayaa sheegaya in koox mudaharaadayaal ah oo taageersan Militariga inqilaabka ku qabsaday talada dalka ...
Wasaaradda caafimaadka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa deeq dawo ah ku wareejisay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Koonfurgalbeed Soomaaliya, taas oo ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in meel fiican ay marayaan wada hadaladii u socday dowladda Federaalka ...
Maamulka gobolka Shabeelaha dhexe ayaa deeq dawo ah ku wareejiyay maamulka degmada Balcad si loogu daweeyo dad uu soo ritay ...
Xiisad siyaasadeed ayaa ka dhex taagan dalalka Hungary iyo Croatia oo jaar ah kadib markii dalka Croatia uu kumanaan Qaxooti ...
Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay ...
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda beeraha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta tababar ku saabsan horumarinta wax soo saarka beeraha u furey qaar ...
Kulankan oo ay ka soo qaybgaleen ku dhawaad boqol qof oo matalayey bulshada qaybeheeda kala duwan ayaa looga hadlayey doorka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho