Golaha Wasiirradda oo isku raacay in dib loo furo Safaaradihii Soomaaliya ee horey loo xiray
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ...
















