Tababar u socdey muddo laba maalmood ah ayaa lagu soo gabagabeeye magaalada xuddur ee xaruunta Gobolka Bakool kaas oo loo ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa degmada Waaberi ee gobolka Banaadir kula kulmay Safiiraka ...
Ra''iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke ayaa soo dhoweeyey, isla markaana rajo wanaagsan ka muujiyay wadahadalada dhowaan ...
In ka badan labaatan qof ayaa ku dhaawacantay qarax ka dhacay masjid ku yaalla magaalada Adis'ababa ee caasimadda dalka Ethiopia. ...
Ururka Daacish ee ka dagaalama wadamada Siiriya iyo Ciraaq ayaa ku eedeyay Al-Shabaab inay dishay xubno Ajaanib ah oo ka ...
Xildhibaanka Barlamanka Federaalka ayaa ansixiyay Sharciga Iibka, qandaraasyada iyo dheef-wadaagga Qaranka Kulanka Baarlamaanka ee maanta oo ahaa kalfadhhiga 7aad kulankiisa ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho