Taliye Xaamud” Askariga Booliska Soomaaliyeed waxaa ku imtixaanaynaa Aqrinta iyo Qorista Farta Soomaaliga ”
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa sheegay in dhawaan bilaabi doonaan Ol-olaha tababarka Ciidanka Booliska ...
















