Madaxweynaha: ‘’Dhalinyarada waa inay kaalin mug leh ka qaataan dib u dhiska iyo soo celinta sharafta iyo karaamada dalka” +Sawirro”
Muqdisho, 12 August 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galey munaasabad ballaaran oo ...
















