Ciidamada ammaanka oo saaka howlgallo ka wada Muqdisho.
Ciidamada hey’adda nabadsugidda Qaranka iyo kuwa AMISOM ayaa waaberigii saaka howlgallo ka billaabay xaafado ka mid ah degmada Hodan ee ...
Ciidamada hey’adda nabadsugidda Qaranka iyo kuwa AMISOM ayaa waaberigii saaka howlgallo ka billaabay xaafado ka mid ah degmada Hodan ee ...
Inkabadan boqol ruux oo tahriibayaal ah ayaa lagu la’ yahay badda Medetereraneanka kadib markii doon ay saarnaayeen ay kua dagtay ...
Deegaanno hoos yimaada degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud ayaa lagu soo waramayaa in lagu duqeeyay horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan ...
Degmada Mahadaay ee gobolka Shabeellaha dhexe ayaa la sheegay in ku dhawaad 50 qofood ay ku sumoobeen raashin ay ka ...
Aqoon isweydaarsigan oo loo qabtay macalimiinta jamacadda Soomaaliya ayaa socondoono muddo sedex maalmood kaasi oo ay casharro ka bixinayaan macalimiin ...
Askar ka tirsan ciidanka booliiska Soomaaliyeed ayaa maanta tababar sare loogu qaadayo aqoontooda looga furay dugsiga Jeneraal Kaahiye ee magaalada ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho