DAAWO SAWIRADA:- Wafdigii Wasaaradda Warfaafinta ee ku sugnaa Magaalada Khartoum oo booqasho ku tagay Goobaha loo dalxiis tago
Wafdi uu hogaaminayay Agaasimaha Guud ee Wasaarada Warfaafinta dowladda Soomaaliya Cabdirisaaq Cali Yuusuf Bahlaawi ayna la socdeen Agaasimaha Wakaaladda Wararka ...














