Baro-koontarool oo laga sameeyay waddooyin laga soo galo caasimadda “SAWIRRO”
Ciidanka Hay’ada Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka ayaa howlgallo ka fuliyay waddooyinka soo gala magaalada Muqdisho, kuwaasi oo looga gol’leeyahay ...
Ciidanka Hay’ada Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka ayaa howlgallo ka fuliyay waddooyinka soo gala magaalada Muqdisho, kuwaasi oo looga gol’leeyahay ...
Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug oo maanta kulankooda ugu horeeyay yeeshay ayaa loo qeybiyay dastuurka Dowlad Goboleedka Galmudug, si ay dib ...
Kulan dhex maray wasiirka Arrimaha dibadda Turkiga Mr Mevlüt Çavuşoğlu iyo danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Turkiga mudane danjire Maxamed ...
Mogadishu, 25 July 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaaladda Muqdisho Jeneral Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaan Maanta Shir Guddoomiyey Kulankiii Maamulka Gobolka Banaadir ...
Taliska Ciidamada xoogga dalka ee qeybta 60-aad ayaa faahfaahin ka bixiyay baaritaano lagu helay waxyaabaha Qarxa oo ay ka sameeyeen ...
Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulankooda Maanta uga hadli doona Akhrinta koowaad ee hindise sharciyeedka la Dagaallanka Argagixisada iyadoo Baarlamaanka ...
Dowladda Masar ayaa xabsiga ka sii deysay Muwaadiniin Soomaali ah, kadib markii ay dowladda ogaatay in Dadkaasi ay si sharci ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho