Muqdisho, 18 July 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kumanaan shacab ah kula ciiday ...
Munaasabad lagu weyneynayo ciidul Fitriga ayaa loo qabtay boqolaal carruur ah iyo Waalidiintooda oo si aad ah looga dareemayay Farxada ...
Xafladaan lagaga dhawaaqay urur cusub oo ay ku mideysanyihiin dhallinyaro Soomaaliyeed oo aqoon yahanno wax ku soo bartay Dalka Malaysia, ...
Guddiga ka socday Dalada Waxbarashada ee FENPS ayaa maanta deeq lacag ah oo ay ugu talo galeeen dadka Soomaaliyeed ee ...
Garowe, July 18, 2015…Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, oo booqasho ku jooga Puntland ayaa maanta ...
Xafladaan balaaran oo lagu weynaynayay munaasabadda ciidul fitriga, laguna qabtay dugsiga tababarka booliska ee Jeneraal Kaahiye ayaa waxaa ka qayb ...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa sawirada bandhig faneed xalay lagu qabtay Muqdisho, kaasi oo ay suugaan ka ...
Waxaa maalintii labaad waddooyinka waa weyn iyo goobaha loo dalxiistago ee gudaha magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya lagu arkayaa dadweyne ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho