Guddoomiyaha Gobolka Bakool Oo Socdaal Ku Maraya Deegaanadii Dhawaan Laga xoreeyay UGUS Ee Gobolka Bakool
Wafdi balaaran oo uu horkacayo Guddoomiyaha Gobolka Bakool Mudane Maxamed Cabdi Maxamed (Tool) oo ay weheliyaan xubno ka tirsan maamulkiisa ...
Wafdi balaaran oo uu horkacayo Guddoomiyaha Gobolka Bakool Mudane Maxamed Cabdi Maxamed (Tool) oo ay weheliyaan xubno ka tirsan maamulkiisa ...
In ka badan 50 ruux oo la ildaran cudurka Shuban biyoodka ayaa la dhigay isbitaalka guud ee magaalada Jowhar ...
Ciidamada Hey’adda Nabadsugida Iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA, iyo kuwa Midowga Africa ee Amisom ayaa hawlgalo lagu baadi goobayo Maleeshiyaadka ...
Guddoomiyaha gudiga Midowga Afrika Dr. Nkosazana Dlamini-Zuma,ayaa maanta Ambassador Francisco Caetano Jose Madeira, oo u dhashay dalka Mozambique, u magacowday ...
Munaasabadaan lagu soo dhaweynayay, isla markaana shahaado sharaf lagu gudddoonsiinayay ganacsade Cabdi Cali Faarax oo ahaa ganacsadihii Markabka ugu deeqay ...
Shareecada Islaamku waa diin maamul waana diin ku dhisan maamul iyo kala dambeyn. Nabigeenna NNKH waxa uu xadiith ku yiri: ...
Bulsho walba oo dunida saaran waxa ay ku tiirsan tahay dhallinyaradeeda oo ah cududda lagu dhiso dalalka, kana qeyb qaata ...
Dunida oo dhan waxaa maanta laga xusay 21 September oo ah maalinta loo asteeyay, maalinta nabadda adduunka. Waxaa la is ...
Wariyeyaashii Telefishanka Universal ee dhowaantan la xiray ayaa xabsigan laga sii daayay. Wararka aan ka heleyno Xafiiska Xeer Ilaalinta Qaranka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho