Mas’uuliyiinta Wasaaradda Warfaafinta oo ka tacsiyadeeyay Geerida Agaasimihii hore Ee SONNA
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Mudane Daauud Aweys Jaamac, Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar Al-Cadaala, Agaasimaha ...
















