Xildhibaanno Iyo Siyaasiyiin Dadka Ku Dhaqan Deegaanka Ceel Cali Ee Gobolka Hiiraan Kala Hadlay Dowladnimada Iyo La Dagaalanka UGUS
Xildhibaanno Siyaasiyiin iyo waxgarad oo maalmihii u dambeeyay booqasho ku tagay deegaanadii dhawaan laga saaray argagaxisada Al Shabaab ee gobolka ...
















