Kay oo cambaareeyay weerarkii xalay, ammaana u jeediyay ciidamada amniga
Ergeyga gaarka ah Xoghayaha guud ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Danjire Nicholas Kay ayaa cambaareeyay weerarkii ...
Ergeyga gaarka ah Xoghayaha guud ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Danjire Nicholas Kay ayaa cambaareeyay weerarkii ...
Barnaamijka Sahanka ee ka baxa Radio Muqdisho ayaa maanta looga hadlay qaraxyadii ismiidaaminta ahaa ee xalay ka dhacay Muqdisho iyo ...
Guddoomiyaha Ururka haweenka Gobolka Banaadir jawaahir Baarqab oo la hadashay warbaahinta qaranka ayaa sheegtay in ay aad uga xunyihiin weerarkii ...
Qaar ka mid ah Dadkii laga soo bad’baadiyay weerarkii fashilmay ee kooxda Alshabaab ay ku qaadeen Hoteello ku yaala Magaalada ...
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa caawa kulan deg deg ah la qaatay ...
Wasiirada Amniga gudaha iyo Gaaashaandhigga ee xukuumadda Soomaaliya oo ay wehliyaan Taliyeyaasha ciidamada Nabad sugidda Qaranka iyo Booliska ayaa kormeeray ...
Saraakiisha Hay’addda Nabad sugidda Qaranka ayaa faah faahin ka bixiyay howgalladii ciidamada amniga gaar ahaan Ciidamada Gaashaan iyo Onkod in ...
Ciidamada Hay’addda NISA gaar ahaan ciidamada gaashaan ayaa soo afjaray howlgalkii ay caawa ka fuliyeen Hotelka Siyaad ee magaalada Muqdisho, ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho