in kabadan 10-ruux ayaa ku geeriyootay qaraxyo ismiidaamin ah oo galabta lala eegtay maqaayad ku taala bartamaha magaalada Beydhabo ee xarunta gobolka Bay oo ay fadhiyeen dadweyne aad u fara ...
Wararka ka imaanaya magaalada Beydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa sheegaya in goor dhaweyd Qaraxyo bahalnimo ah lala eegtay goob dad aad u badan ay ku shaaheynayeen oo ku taala ...
Magaalada Cadaado ee xarunta Ximan iyo Xeeb ayaa sanadihii ugu dambeeyay samaysay hormar dhinaca ganacsiga ah, iyadoo magaalgashadayaal deegaanka ah iyo qurbajoogta oo ka faa'iidaysanaya Nabadgalyada ay sameeyeen ganacsiyo waawayn ...
Wasiirka Kalluumaysiga iyo Kheyraadbad Badda Xukuumada Soomaaliya Maxamuud Colow Barrow oo booqasho ku jooga Wadanka Indosia ayaa dhigiisa Indosia kula yeeshay magalada caasimada u ah Indosia ee Jakaarta wasiirka Kalluumaysiga ...
Diyaaradan oo nooceedu ahaa F-5 kana mid ah diyaaradaha dagaalka Kenya ayaa burburtay kaddib markii ay ka soo laabatay howlgal duqayn ah oo ay ka geysatay deegaanno ay ka taliso ...
Barnaamijka kulanka todobaadka oo ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa waxaa marti ku ahaa Danjiraha Soomaaliya ee dalka Kenya Maxamed Cali Nuur “Ameeriko”. Danjire “Ameeriko” ayaa si faah ...
Ciidanka booliiska ayaa magaalada Baydhabo ku soo bandhigay hub iyo maleeshiyaad ka tirsan Shabaab oo ay ku soo qabteen howlgal ay ka sameeyeen magaaladaasi. Booliiska ayaa howlgal ay maalmihii la ...
Jaamacadda Carabta ayaa ballan qaadday iney ka qeyb qaadaneyso dib u dhiska Soomaaliya. Wafdigii ka socday jaamacadda carabta oo shalay soo booqday Muqdisho kulamana qaatay madaxda dalka ayaa ballan qaaday ...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho