R.wasaare Cumar C.rashiid iyo wafdi uu Hoggaaminayo Oo Lagu Soo Dhaweeyay Kismaayo.(Sawirro)
R/Wasaaraha Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane: Cumar Cabdirashiid Cali sharmaarke ayaa maanta gaaray Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada ...
















