Wasiirka arimaha Gudaha iyo Federalka Md.Cabduraxman Maxamed Xusen “Odawaa” ayaa xil ka qaadis ku sameeyey gudoomiyihii hore degmada Warshiikh ee ...
Iyadoo aannu xuseyno toddobaadkii maalmaha xorriyadda soomaaliyeed ee 26ka Juun iyo 1da-Luulyo 2015, waxaa halkaan akhristeyaasha website-ka Radio Muqdisho ugu ...
Munaasabad ballaaran oo loogu dabaaldegayay Sanadguurada 55 aad ee xoriyadda Soomaaliya gaar ahaan gobolada Waqooyi isla markaana lagu weynaynayay maalmaha ...
Muqdisho, 26 June , 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u direy qoyska, ehellada iyo ...
Taalada Daljirka Dahsoon degmada Boondheere ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa isugu yimaaday dadweyne aad u fara badan oo ku labisnay ...
Ardyday Soomaaliyeed oo barashada cilmiga caafimaadka ka dhameystay jaamacada Makareeri University oo ku taala dalka Yugandha ayaa tiradoodi gaaraysa ku ...
Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho ayaa looga hadlay munaasabadda 26-ka Jun iyo halgankii adkaa ee loo soo ...
Dooddan oo halku dhigeedi uu ahaa sida dalka loo gaarsiin karo doorasho xor ah sanadka 2016, ayadoo ay ka qeyb ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho