Ra’iisul Wasaare Xamse “Waad cibaadeysateen waxaad layseen kuwii uu suubanuhu na faray in la laayo”
Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Daraawiishta Jubbaland ay ...
















