Madaxweynaha: “Dib u dhiska dalka inaga ayaa na laga rabaa, waxaanna shacabka ugu baaqayaa inaan mas’uuliyaddaasi laga cararin”
Muqdisho, 20 June , 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah xarigga ...















