Madaxweynaha: “Soomaaliya iyo Kenya waxaa ka dhexeeya xiriir wanaagsan oo soo jireen ah’’ SAWIRRO
Muqdisho, 19 August 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid ...
















