Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay munaasabad uu xilka kula wareegayay Agaasimaha Hayโadda Nabadsugidda
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb-galay munaasabad ay xilka kula kala wareegayeen Agaasimaha Hay'adda Nabad-sugidda ...
















