Wasaaradda caafimaadka oo qorsheyneyso inay dawooyin gaarsiiso deegaannada laga saaray Al-Shabaab
Wasaaradda caafimaadka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay inay dawooyin gaarsiinayaan goobaha dhawaan laga xoreeyay maleeshiyada Al-Shabaab ee gobollada dalka, si ...
















