Fahamka khaldan eelaga haysto Qurba joogta Soomaalida ah oo laga hadlay “SAWIRRO”
Wasiiro iyo Xildhibaano ayaa ka qeyb galay kulan looga hadlayay sida lagu sixi karo fikirka qaldan ee laga aamisnahay Soomaalida ...
Wasiiro iyo Xildhibaano ayaa ka qeyb galay kulan looga hadlayay sida lagu sixi karo fikirka qaldan ee laga aamisnahay Soomaalida ...
Iyadoo uu horay u jiray heshiis sadax geesood ah oo dhex maray dowladaha Soomaaliya, Kenya iyo Hay’adda Qaxootiga u qaabilsan ...
Siminaarkan oo socon doono muddo saddex cisho ah waxaa lagu baran doonaa arrimo ay ka midyihiin badqabka Saxafiga, sida ugu ...
Mudaneyaasha Baarlamaanka ayaa maanta ku leh xaruntooda magaalada Muqdisho. Xidlhibaan Maxamed Cumar oo ka mid ah xoghaynta baarlamaanka ayaa Radio ...
Ciidammada ammaanka ayaa xalay howl gal ay ka sameeyeen magaalada Muqdisho ku soo qabtay lacago been-abuur ah iyo dad lagu ...
Cadaado, 02, June, 2015…..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke ayaa kulan balaaran xalay la qaatay Haweenka ...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Xalay weerar ku qaaday Deegaanka lagu magacaabo Tooratoorow oo hoostaga gobalka Shabeelaha Hoose halkaas oo ...
Isagoo wareysi siinayay Radio Muqdisho gudoomiyaha gobolka Galgaduud mudane Xuseen Cali Wehliye Cirfo ayaa waxaa uu ka hadlay dagaalo maalmihii ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho