Ciidanka XDS oo dilay maleeshiyaad ka tirsan Shabaab kuwo kalena nolosha ku qabtay.
Howlgal ay ciidanka XDS oo gacan ka helaya kuwa AMISOM ka sameeyeen deegaanno hoos taga degmooyinka Xudur iyo Tiyeegloow oo ...
Howlgal ay ciidanka XDS oo gacan ka helaya kuwa AMISOM ka sameeyeen deegaanno hoos taga degmooyinka Xudur iyo Tiyeegloow oo ...
Shirka looga hadlayo dib u eegista Barnaamijka Hiigsiga cusub ee sanadka 2016 ayaa lagu wadaa in maanta la soo gabagabeeyo, ...
Kulankani oo looga hadlayay arimo ay ka mid yihiin horumarinta haweenka sida dowrka ay ku leeyihiin siyaasadda iyo hogaanka dalka iyo ...
Kulan ay isugu yimaadeen xubnaha golaha ammaanka ee Q/midoobay ayay diirada ku saareen arrimaha dalka Soomaaliya, gaar ahaana arrimaha howlgalka ...
WARKA HABEEN TABIYE MOWLIID FARSAMADI HONEST 29.7.2015
Dood cilimyeedkan maanta lasoo gabagabeeyay oo ujeedkiisa wuxuu ahaa Awoodsiinta Haweenka ee dhinacyada siyaasada dhaqaalaha iyo arimaha bulshada ayna soo ...
Gudoomiye ku xigeenka degmada Waajid Caddow C/raxmaan Jugle ayaa Radio Muqdisho u sheegay sheegay in maamul loo sameeyay tuulada Buurdhuxunle ...
Muqdisho, 7/29/2015…Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa khudbad ka jeediyey shirka heer wasiir ee Madasha ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho