Xukuumadda oo guddi u magcaabdey baaritaanka dilkii Xildh Dirir
Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, ayaa guddi soo baara dilkii ALLAHA u naxariistee Xildhibaan Yuusuf Dirir Cabdi iyo dadkii kale ee ...
Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, ayaa guddi soo baara dilkii ALLAHA u naxariistee Xildhibaan Yuusuf Dirir Cabdi iyo dadkii kale ee ...
26 May 2015, Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta ...
Muqdisho, 26, May, 2015...Ra'iisul Wasaare ku xigeenka dalka mudane Maxamed Cumar Carte ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay gudiga kormeerka Maareynta ...
Dood-wadaag looga hadleyey Nidaamka Federaalka iyo sida lagu hirgelin karo oo ay ka qeyb-galeen masuuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya, ayaa ...
Maleeshiyada Alshabaab wali kama daalin daadinta dhiigga dadka muslimiinta ah ee Soomaaliyeed, oo ay sanadihii tagay oo dhan ku hayeen ...
Maxkamadda darajada koowaad ee ciidammada qalabka sida ayaa sii daysay toddobo sarkaal oo u xirnaa qaraxii ka dhacay Hotelka SYL, ...
Shir looga hadlayo ka hortagga gudniinka fircooniga oo ay ka qeyb galayaan masuuliyiin ka socoto dhowr wasaaradood ayaa maanta laga ...
Deeq igu jirta Joodariyaal iyo Raashin ayaa loo qeybiyay qoysas isugu jira Soomali iyo Yemeniyiin dhawaan dib u dajin loogu ...
Ra'isul wasaaraha Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashiid Cali ayaa maanta ku sii jeeda magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Saraakiil ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho