Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho
WAR SUBAX TABIYE SUGAAL 22-5-2015
Guddomiyaha Gobolka Bay Md Abdi Adan Hoosow ayaa waxaa uu la kulmey madax ka tirsan Dowladda Turkey, madaxdaasoo ay ka ...
Naadiyada xiriirka Soomaaliyeed kubada kolayga ayaa maanta kulan ay xilka uga qaadayaan Xoghayaha XSKK Saciid Faarax Ducaale ku yeeshay Magalaada ...
Bandhigga soo nooleynta farshaxanka iyo dhaqanka oo maalmahan ka socday gobolka Banaadir ayaa galabta lagu qabtay garoonka kubadda Kolayga Wiish ...
Muqdisho, 21, May, 2015....Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii caadiga ahaa, waxaana shir gudoominayey Ra'iisul Wasaare ...
Munaasabadan oo aheyd mid xariga looga jarayey suuq weyn oo bilihii ugu dambeeyay dhismihiisu uu ka soconayay magaalada Baydhabo ee ...
Kulan looga hadlayay Amniga iyo Is dhex galka Bulshada ayna kasoo qeyb galeen Maamulka mas’uuliyiinta gobolka Sh/Dhexe dadweynaha degmada iyo ...
Madaxweynaha Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray Bangiga Premiere oo bixinaya adeegyo caalami ah oo aan ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho