Ciidamadd Qalabka sida oo Howlgallo ka Sameeyay Baladweyn
Ciidamadda Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa Howlgallo lagu xaqiijinayo Ammaanka waxa ay ka sameeyeen xaafado ka tirsan Gobolka Hiiraan,iyadoo Howlgalladaas lagu soo ...
Ciidamadda Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa Howlgallo lagu xaqiijinayo Ammaanka waxa ay ka sameeyeen xaafado ka tirsan Gobolka Hiiraan,iyadoo Howlgalladaas lagu soo ...
Madaxweynaha: ‘’Dib u soo nooleynta Akademiyadda Cilmiga, Fanka iyo Suugaanta waxay ku fadhidaa micno taariikhi ah’’ Muqdisho, 21 July 2015: ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Dhagax dhigay Akadeemiyadda Cilmiga Fanka iyo Suugaanta oo la furay Sanadihii ...
Heestaan Cusub ee uu Allifay Abwaan Salaad Cabdulle Salaad Yare ayaa halku dhiggeedu yahay Baddeydu Iib ma ahan, Waxaana Codka ...
Wasiir ku xiigeenka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamud Xayir Ibraahim iyo gudoomiyaha degmada Carmo mudane Maxamed Cali Shire ayaa ...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa maanta kulan la qaatay Odaayasha dhaqanka, qeybaha bulshada Rayidka ee magaalada ...
Ciidanka XDS iyo kuwa AMISOM oo howlgallo xoog leh ka wada gobollada Baay iyo Gedo, ayaa kaabiga ku haya degmooyinka ...
Xaflad kooban oo lagu qabtay garoonka diyaaradaha Muqdisho ee Aadan Cadde ayaa waxaa ka qayb galay mas’uuliyiin ka tirsan laanta ...
Wasiirka wasaaradda howlaha guud iyo dib u dhiska dalka ayaa maanta kulan la qaatay qaar ka mid ah Injineerradii hore ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho