Gudoomiyaha La-dagalanka Qaadka Abuukar Cawaale oo lagu soo dhaweeyay Boosaaso (Sawirro)
Wafdi uu hoggaaminayo Gudoomiyaha la-dagalanka Qaadka Abuukar Cawaale ''Qaaddiid'' ayaa maanta lagu soo dhaweeyay degmada Carmo oo ka tirsan Gobalka ...
Wafdi uu hoggaaminayo Gudoomiyaha la-dagalanka Qaadka Abuukar Cawaale ''Qaaddiid'' ayaa maanta lagu soo dhaweeyay degmada Carmo oo ka tirsan Gobalka ...
Kooxda Southampton ayaa garoonkeeda St. Mary's Stadium 1-0 uga badisay kooxda Crystal Palace. Kooxda Southampton oo tartan ugu jirto kamid ...
Barnaamijka Bandhigga wareysiyada ee ka baxa Radio Muqdisho habeen kasta marka laga reebo habeenka jimcaha waxaa uu xambaarsanyahay wareysiyo xiiso ...
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka ee Xukuumadda Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa), ayaa dhiggiisa dalka Turkiga kula kulmay magaalada ...
Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo Gudoomiye Ku Xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Mudane Mahad ...
Guddiga Xeer Hoosaadka,Anshaxa iyo Xasaanadda Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxaa si rasmi ah magaalada Kampala ee caasimadda ...
Kulankaan ay isugu yimaadeen Waxgaradka iyo aqoonyahanada ka soo jeeda gobollada Galgaduud iyo Mudug oo looga hadlayay arrimo badan oo ...
Kalluumaysatada ka jilaabata xeebaha gobalka Mudug ayaa cabasha xoogan ka muujinaya doonyo shishiiye oo jilaabasho sharci darra ah kawada xeebaha ...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho