Daawo Sawirada:- Madaxweynaha Dalka Oo Kormeeray Istuudiye Casri Ah oo Loo Dhisayo Telefishinka Qaranka
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxa uu maanta kormeeray istuudiyaasha Telefishinka Qaranka gaar ahaan istuudiye casri ...
















