Taliyaha ciidanka booliiska oo xalay Kula Afuray Ciidamada Saldhiga Degmada Yaaqshiid “Sawirro”
Taliyaha ciidanka booliiska Soomaaliyeed ayaa ka qeybgalay xalay munaasabad sare loogu qaadayay wada shaqeynta ciidanka booliiska iyo bulshada oo xalay ...














