GAROWE: Shirka Wada-tashiga oo maanta la soo gabagabeynayo
Waxaa lagu wadaa in maanta la soo gabagabeeyo shirka wada-tashiga ee magaalada Garowe uga socda dowladda federaalka ah iyo dowlad-goboleedyada. ...
Waxaa lagu wadaa in maanta la soo gabagabeeyo shirka wada-tashiga ee magaalada Garowe uga socda dowladda federaalka ah iyo dowlad-goboleedyada. ...
Kooxo hubeysan ayaa xalay magaalada Cape Town ee dalka Koofur Afrika ku dilay Macallin Cali Dhaarte oo ahaa Soomaali dukaan ...
Isagoo ka hadlayay kulan lagu soo dhaweynayay oo lagu qabtay magaalada Garoowe ee xarunta u ah gobolka Nugaal ayuu madaxweynaha ...
Shirkii wadatashiga ee Dowladda Soomaaliya iyo Madaxda Maamul Goboleedyada dalka Ka Jira ee Shalay Garoowe ka furmay ayaa maalintii labaad ...
Sawir Qaade:-Ilyaas Geedi
Guddoomiyaha maamulka Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Gen Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa u diray Hambalyo ku aadan maalinta Shaqaalaha ...
Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa todobaadkan lagu falanqeeyay shirka wada tashiga ah ee ...
Madaxmweyanaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad dheer ka jeediyay munaasabad soo dhaweyn aheyd oo xalay loogu ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho