Shirka Wadatashiga Soomaaliya OO Goor dhow ka Furmaya Garoowe
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa in Shirka wadatashiga Soomaaliya ee ka dhacaya Magaalada Garoowe goor dhow uu ...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa in Shirka wadatashiga Soomaaliya ee ka dhacaya Magaalada Garoowe goor dhow uu ...
Magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Baay ayaa xalay lagu dilay wariye ka shaqeynayay idaacad ku taalla magaaladaasi iyo xaaskiisa. Dhagar ...
Wasiirka waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare ee Xukuumadda Soomaaliya Khadro Bashiir Cali oo howlo shaqo ku joogta dalka Turkiga ayaa ...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Mudane Axmed Xaaji Cabdi oo safar shaqo ku jooga dalka Kenya ayaa booqdey Xarunta ...
Taariikh: April 29, 2015 Ujeeddo:- Warsaxaafadeed Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalku, waxaa maantay oo ay taariikhdu tahay 29/04/2015, ay ...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdi Xayir “Maareeyee” oo La Hadlay Radio Muqdisho ayaa ...
Wafuud ay kala hoggaaminayaan madaxweynayaasha dawlad-goboleedyada Jubbaland Axmed islaan Axmed madoobe iyo Koofur-Galbeed Shariif Xasan Shiikh Aadan ayaa maanta lagu ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho