kulan lagu taageerayay baahinta nidaamka federaalka oo Muqdisho lagu qabtay
Kulan kaani oo ay isugu yimaaden odayaal dhaqmeed culuma udiin siyaasiyiin iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa lagu qabtay ...
Kulan kaani oo ay isugu yimaaden odayaal dhaqmeed culuma udiin siyaasiyiin iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa lagu qabtay ...
Muqdisho, April 6, 2015….Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini oo maalmahan socdaal shaqo ku joogay degmada Caabudwaq ee ...
kulankaan oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda haweenka Maamulka Puntland ayaa waxaa lagu qabtay Xarunta Wasaaradaas waxaana ka qayb galay ...
Kulankan ay Muqdisho ku yeesheen odoyaasha dhaqanka, waxgaradka iyo aqoonyahanka ka soo jeedda degmada Buurhakaba ee gobolka Baay ayaa looga ...
06 April 2015, Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa tacsi u direy qoyskii, eheladii iyo ...
Shirka Wasiirada Cayaaraha ee Urur Goboleedka IGAD ayaa maanta ka furmay magaalada Jabuuti ee xarunta dalka Jabuuti, kaasi oo looga ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegay in go’aanada siyaasadeed ee ay dowlada Soomaaliya ka qaadaneyso dalalaa Caalamka aysan ...
Kooxda Celta Vigo ayaa waxaa garoonkeeda Estadio Municipal de Balaídos 0-1 uga badiyay kooxda Barcelona oo hogaamineyso horyaalka Spain ee ...
Barnaamijka Bandhigga wareysiyada ee ka baxa Radio Muqdisho habeen kasta marka laga reebo habeenka Jimcaha waxaa uu xambaarsanyahay wareysiyo xiiso ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho