Maamulka Galmudug oo dib u habeyn ku sameynaya wadooyinka Galkacyo
Maamulka dowladda hoose ee magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa maanta ka bilaabay magaaladaasi howlo lagu bur burinayo dhismayaasha sharci ...
Maamulka dowladda hoose ee magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa maanta ka bilaabay magaaladaasi howlo lagu bur burinayo dhismayaasha sharci ...
Mamulka iyo shaqalaha Shirkadda xooga korontada NEPCO ee magalada Gaalkacyo ayaa maanta oo Khamiis ah taageeray Olalaha la-dagalanka Qaadka Soomaaliya, ...
Inkabadan 90 haween ah oo muddo baranayay tababar ku aadan toliinka harqaanka iyo maareynta ganacsiga ayaa maanta loogu soo gaba ...
Kulanka golaha wasiirada oo uu shir gudoominayay Ra’isulwasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma,arke ayaa looga hadlay arrimo badan oo ay ...
Wasaaradda Haweenka & Horumarinta Xaquuqul Insaanka, Marwo Sahra Maxamed Cali Samatar ayaa walaac weyn ka muujisay xaaladda Soomaalida ku sugan ...
Ugu yeraan 17 qof ayaa ku geeriyootay 60 kalena waa ay ku dhaawacmeen weererkii maanta oo Khamiis ah ay kooxo ...
Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Soomaaliya Marwo Khadro Bashiir Cali ayaa magaalada Muqdisho kula kulntay Safiirka Imaaradka u fadhiya ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho