Barnaamijka Kulanka Todobaadka oo uu marti ku ahaa wasiirka arrimaha gudaha “Dhageyso+Sawirro”
Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa waxaa marti ku ahaa wasiirka arrimaha gudaha mudane C/raxmaan ...
Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa waxaa marti ku ahaa wasiirka arrimaha gudaha mudane C/raxmaan ...
Wasiirka arrimaha gudaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen oo marti ku ah barnaamijka kulanka todobaadka si toos ahna u fadhiya ...
Maamulka gobolka Banaadir ayaa dhagax dhigay mashruuc lagu dhisayo waddada isku xirta xaafadda Xaawo Casir iyo isgoyska Fagax. C/casiis Cilmi ...
Roobab mahiigaan ah oo ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada ayaa saacadihii la soo dhaafay ka da’ay deegaanno ka mid ...
Salaadiinta iyo odayaasha ku dhaqan gobollada dhexe ayaa soo dhaweeyay booqashadii uu madaxweynaha Jamhuuriyadda ku tagay Dhuusamareeb iyo is afgaradkii ...
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in burcad badeed ay xeebaha Soomaaliya ku qabsadeen Labo Markab oo Iran laga leeyahay. Xafiiska Daroogada ...
Arday Soomaaliyeed oo ka qalin jebisay dugsiyada sare ee xeryaha qaxootiga Dahdhaab ayaa loogu deeqay waxbarasho Jaamacadeed oo gudaha Kenya ...
Barnaamijka Bandhigga wareysiyada ee ka baxa Radio Muqdisho habeen kasta marka laga reebo habeenka jimcaha waxaa uu xambaarsanyahay wareysiyo xiiso ...
Munaasabad oo uu soo qaban qaabiyay maamulka Jaamacadda Indian Occean ayaa lagu soo bandhigayay Ci lmi-baaris uu sameeyay C/qaadir Daahir Macalin oo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho