Roobab mahiigaan ah oo ka da’ay gobolka Mudug oo ay ka jirtay abaar iyo biyo la’aan
Roobab mahiigaan ah oo ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada ayaa saacadihii la soo dhaafay ka da’ay deegaanno ka mid ...
Roobab mahiigaan ah oo ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada ayaa saacadihii la soo dhaafay ka da’ay deegaanno ka mid ...
Salaadiinta iyo odayaasha ku dhaqan gobollada dhexe ayaa soo dhaweeyay booqashadii uu madaxweynaha Jamhuuriyadda ku tagay Dhuusamareeb iyo is afgaradkii ...
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in burcad badeed ay xeebaha Soomaaliya ku qabsadeen Labo Markab oo Iran laga leeyahay. Xafiiska Daroogada ...
Arday Soomaaliyeed oo ka qalin jebisay dugsiyada sare ee xeryaha qaxootiga Dahdhaab ayaa loogu deeqay waxbarasho Jaamacadeed oo gudaha Kenya ...
Barnaamijka Bandhigga wareysiyada ee ka baxa Radio Muqdisho habeen kasta marka laga reebo habeenka jimcaha waxaa uu xambaarsanyahay wareysiyo xiiso ...
Munaasabad oo uu soo qaban qaabiyay maamulka Jaamacadda Indian Occean ayaa lagu soo bandhigayay Ci lmi-baaris uu sameeyay C/qaadir Daahir Macalin oo ...
Ciidamada Nabad sugidda Iyo Sirdoonka Qaranka ayaa maanta gacanta ku soo dhigay hub ay maleeshiyaadka Shabaab ku aasteen god ku ...
Boqortooyada Sacuudiga, ayaa ku dhawaaqday inay dhistay dalal isbaheysi ah oo ka qayb qaata weerarrada xagga cirka ah, ee Khamiista ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho