Barlamaanka Soomaaliya oo ka Doodaya Darbiga kenya ay ka Dhisayso Xadka Soomaaliya ay la wadaagto
Mudanayaasha Barlamaanka Soomaaliya oo maanta kulan ku leh magaalada Muqdisho, ayaa go’aan ka gaari doona Darbiga ay dowladda Keny sheegtay ...
Mudanayaasha Barlamaanka Soomaaliya oo maanta kulan ku leh magaalada Muqdisho, ayaa go’aan ka gaari doona Darbiga ay dowladda Keny sheegtay ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in tallada siyaasadda dalka laga qeyb-galinayo shacabka si loogu guuleysto hirgelinta ...
Tartamayaasha Degmooyinka Shibis Vs Gaalkacyo oo ka kala tirsan Gobolada Benaadir iyo Mudug ayaa caawa tartan aad u xiiso badan ...
Peter de Clercq, ayaa xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki- moon u magacaabay ku xigeenka ergeyga Qaramada Midoobay u ...
Madaxwaynaha maamulka Ximan iyo Xeeb C/llahi Cali Maxamed (Baarleex) ayaa maanta soo xiray imtixaanka midaysan ee dugsiyada sare oo sanadkan ...
Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa looga hadlay tayada waxbarashada Jaamacadda ummadda Soomaaliyeed oo ...
Wasiirka Owqaafta iyo arrimaha Diinta SoomaaliyaMudane Cabdulqaadir Sh. Cali Ibraahim (Baqdaadi) oo safar shaqo ku tagay dalka Masar ayaa saaka ...
Wasiirku xigeenka wasaradda Shaqadda iyo arrimaha bulshadda xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo mas’uuliyiin ka tirsan wasarraddaasi ayaa ka qeyb galey xaflad ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho