Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay xuska Munaasabadda 1-da luuliyo
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa Umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay xuska munaasabadda sannad-guurada 64-aad ee kasoo wareegtay maalinta ...
















