Nicholas Kay Oo Ammaanay Dadaalada Madaxda Dalka ay ku doonayaan Hirgalinta Hiigsiga 2016
Wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Danjire Necholas Kay ayaa amaanay dadaalada madaxda ...
Wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Danjire Necholas Kay ayaa amaanay dadaalada madaxda ...
Wafdigani ka socda hay’adda TIKA ee dalka Turkiga ayaa booqday magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabelaha Dhexe, iyagoo booqday biyo ...
Wasaaradda Gaashaandhiga Dowladda Maraykanka ayaa xaqiijisay in ay khaarijisay hor jooge ka tirsan Kooxda gumaadka umadda Soomaaliyeed ee UGUS oo ...
Kooxda Barcelona ayaa u soo baxday quarter finalka koobka Champions League-ga,ka dib markii ay garoonkeeda Camp Nou 1-0 uga badisay ...
Barnaamijka Bandhigga wareysiyada ee ka baxa Radio Muqdisho habeen kasta marka laga reebo habeenka jimcaha waxaa uu xambaarsanyahay wareysiyo xiiso ...
kulankani ay heshiiska ku kala saxiixanayeen laba beelood oo wada daga gobolka Galgaduud ee ka dhacay magaalada Dhuusa mareeb ayaa ...
Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo xuquuqul insaanka Sahro Cali Samatar oo howlo shaqo u joogta Mareykanka ayaa magaalada Minneapolis ee gobolka ...
Dadaalka hagar la'aaneed ee xubnaha machadka awgiis, Sanadka 2014 waxa uu Machadka Heritage u ahaa sanad guuleed oo wax soosaar ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho