Afar Beelood oo maanta heshiis ku wada saxiixday Dhuusa Mareeb
Shirka dib u heshiisiinta Beelaha wada dega gobolada Mudug iyo Galgaduud oo ka socda magaalada Dhuusa Mareeb ee xarunta gobolka ...
Shirka dib u heshiisiinta Beelaha wada dega gobolada Mudug iyo Galgaduud oo ka socda magaalada Dhuusa Mareeb ee xarunta gobolka ...
Duqa degmada Beledweyne Cumar Aadan Deeqow oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in ganacsatada ku nool gobolka Hiiraan gaar ...
Dawladda goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland dadaalka tooska ah ee ay kula jirto kooxda nabad diidka ah UGUS waa dagaal aan ...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cisman “Jawaari” oo warbahinta qaranka Soomaaliyeed kula hadlay xafiiskiisa ayaa hambalyo ay ku ...
Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa sheegaya in halkaasi maanta lagu soo geba gebeeyay shir ...
Shir looga hadlayo ka hortagga tacdiyadaha loo geeysto haweenka oo sanad waliba lagu qabto dalka Mareykanka ayaa ka furmay dalkaasi, ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta dalka dib ugu soo ...
Ciidamada dowladda ayaa howlgallo lagu baacsanayo Maleeshiyaad ka tirsan ururka Gumaadka Ummadda Soomaaliyeed ee UGUS ka sameeyay tuulo hoostagta degmada ...
Kulan casho ah oo maaulka gobalka banaadir ku sogootinayey wafdi ka socda dalalka Masar, Suudan iyo Turkiga oo ay ka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho